Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Wararka isasoo taraya ee nagasoo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in qarax xoogani ka dhacay gudaha magaaladaas
Posted: 2/4/2010 6:24:00 PM
Baadiye: LAASCAANOOD

Qarxweyn oo ahaa nooca  miinada gacanta lagu tuuro ayaa la sheegay inuu ka dhacay meel ku dhow hoteel Xamdi, abaaro 10kii habeenimo. Iyadoo dhawaaqa qaraxan laga maqlay gebi ahaanba magaalada.

Waraka qaar ayaa sheegaya in qaraxan lala beegsday agagaarka Hoteel Xamdi oo ay deganyihiin Wasiiro iyo madax ka socota maamulka labaxay Somaliland oo beryahan ku sugnaa Magaalada Laascaanood.

Ilaa iyo hadda ma cada waxyeelada uu geystay qaraxani. Asbuuci hore ayey hayd markii qarax lala beegsaday gaadhigiisa uu ku dhaawacmay gudoomiyihii maamulka Somaliland u joogay gobolka Sool.

Kala socda Shabakada LASANOD oo idiin soo tebin doonta wixii wara ee kasoo kordha qaraxan.



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival