Dhamaan dadkan hoos kuxusani waxay hambaylo aroos wadadda u marinayaa boqor cabdi cabdilaahi x. yuusuf iyo boqorad kawsar cali aadan oo arooskoodu ka dhacay wadanka holand
waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabna kala hela
C/raxamn yaasiin muuuse iyo xaaskiisa
Hinda sahal jamac iyo caruurteedda
c/basid c/raxman yaasiin
adna c/raxman yaasiin
aasiya c/raxaman yaasiin
axmed aadan muuse
caydiid bile muus
axmed bile muuse
salaax bile muuse
siciid bile muuse
cisman axmed raygal
siciid cabdile
cawil samater
siciid aw nuur
mahad aw nuur
seeq cali aadan
daahir cali aadan
saado cali aadan
kinsi cali aadan
dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin hawadda u marinayaan cabdi cabdilaahi x. yuusuf
kawsar cali aadan oo arooskoodu ka dhacay wadanka holan waxay mar labaad leeyihiin wiil iyo caano gadbadh caano