Baadiye: HARGEYSA
Gudomiyaha Xisbiga mucaaradka xagjirka ah ee Kulmiye isla markaana ah musharaxa u taagan tartankajagada madaxweynimada soo socota Md Axmed Maxamed Maxamuud[ Siilaanyo] ayaa maanta dalka dib ugusoolaabtay kadib markii kadib markii uu dhawaan safar booqashorasmiya ugu amababaxay dalka Maraykanka kaasi oo qaatay muddo gaadhaysa ilaa iyo dhawr il labaatab bari ku dhawaad.
Gudoomiye Siilaanyo waxa uu safarkiisaasi kusoo maray wadamo badan oo ay kamid yimhiin dalkau fifiyey marktiqaadkaasi ee Maraykanka iyo uk.hadaba sarkaasi dheer ee uu gudoomiyuhu lugta klsuoo mariyey wadamadaasi kadib waxa uu maanta barqadii soo gaadhay dhabaha diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Waxaana halkaasi siweyn oo aanhorey madaxwene reer Somaliland loo soo dhawayn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha dibaddiisa ilaa iyo inta u dhaxaysa gurigiisa maadaama ay saakadii horaba ciidamo farabadani xidheen dariiqyada waaweyn ee magaalada gaar ahgaan inta u dhaxaysa jidka hormara madaxtooyada ilaa iyo gurgiisa ku yaala xaafadda shacabka.
Saaka subaxnimadii hore waxaa lagaga waabariistay inta badan xaafadaha magaalada Hargeysa gaar ahaan meelaha ay sidaweyn ugu badanyihinn taageerayaasha xisbigaasi Kulimy iyadoo ay taageerayaasha xisbigaasi ku kulabisan yihiin calanlka huruudda u badan ee astaanta u ah xisbiga Kulmiye.
Taasina waxaa mida keentay xukuumadda oo awalba saska qabtay dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee xibigaasi inay ciidamo farabadan ku daadiso wadooyinka magaalada dhexmara si ay u ilaaliyaan amaanka.
maadaama ay aad u kacsanayd xamaasadda iyo shucuurta taageerayaasha xisbigaasi.waxaanajiray meelaha qaarkood inay ciimada Booliska iyo dhalinyarada xaafadaha qaarkood isku dhacaan waxaanay soo wariyeen qaarkamida wariya yaasha shabakadda wararka ee baadiyenews.com in uu iska hor imaad aan dhiig ku daadan dhexmaray ciidamada booliska iyo dhalinyarada xaafadda jigjigayar gaar ahaan agagaarka xarunta dhalinta agoomaha.
Intaasi kadib taageerayaasha xisbigamaro ku dhgagga ah ee Kulmiye waxay si nabad galiyo ah gurigisa ugusoo galbiyeeb Gudoomiyahooda Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo halkaasi oo uu markii dambana kula hadlay warbaahinta qaybaheeda kala duwan kagana warbixiyey wixii uu kalasoo kulmay sarafkiisii dibadaha uu kusoo maray.