Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Mudanayaasha Golaha Guurtida oo diiday Is-casillaada Guddoomiye-ku-xigeenkii Golahaas Sheekh Axmed Sheekh Nuux
Posted: 2/1/2010 4:24:00 PM
Baadiye: HARGEYSA

Fadhigii manta ee golaha oo ay goob jog ka ahaayeen 65 mudane, ayaa cod loo qaaday is-casilaada guddoomiye-ku-xigeenka, taasoo 63 mudane ay ku diideen is-casillaadiisa, halka Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka labaadna ay ka aamuseen.

Guddoomiye Xigeenka is-casilay, ayaa isaguna aqbalay inuu ka noqday go’aankiisa hore, maadaama uu kalsooni ballaadhan ka helay xubnaha golahaas

 arrintan ayaa u muuqata mid ay ka midaysan yhiin dhamaan golaha guurtidu.lamagarankaro sida uu heshiiskaasi si calool fayoobi ah usiishaqayndoono xiliyada soosocda maadaamay dhowr jeer oo hore oo noq noqdeen khilaayada coocan oo kale ah ee u dhexeeya golaha guurtida ee howlgabka u badan. 


 



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival