Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Dawladda Puntland oo maanta soo bandhigtay War murtiyeed la xiriidha Heesta Calanka ee Dawladda Puntland ee dhawaan la sameeyey
Posted: 2/1/2010 4:54:00 PM
Baadiye: W/WARARKA

Shiri-jaraaid oo ay maanta sida wadajirka ah ugu wada qabteen Xarunta Madaxtooyadda ee Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiirudowlaha Dastuurka & Arimaha Federaalka & Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Tartanka Heesta calanka iyo tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta isla heesta calanka ee Dawladda Puntland waana

Waxaana shirkani jaraaid oo ay labadani wasiir ku qabteen xarunta Madaxtoooyadda ee Dawladda Puntland kadinbaysa kadib markii ay sheegeen in ay xukuumadda hordhigeen calanka iyo Astaanta iyo Heesta Calanka ee Dawladda Puntland iyadoona ay sheegeen in ay baarlamaanka Ansixiyeen calanka Dawladda Puntland kadib markii ay kala fadhi ka yeesheen islamarkaasna ay garrowssadeen in uu calankani yahay mid ka hadlaya himiladda iyo deegaanadda puntland iyadoona ay labadani wasiir xuseen in baarlamaanka ay soo celiyeen heesta si wax looga bedelo islamarkaasna heesta iyo calanka ay isu saamaxaan, waxaana war saxaafadeedkani oo wasiirudowlaha Dastuurka iyo Arimaha Federaalka uu warfidiyeen u akhriyey ku saxiixnaa Kusimaha Madaxeynaha Dawladda Puntland Gen. C/samed Cali Shire waana sidan hoos ku qoran.



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival